Ciyaaryahan Caan ah oo xukun lagu riday kadib markii uu Daanka feer uga jabiyay Taksiile

Ciyaaryahankii hore ee kooxda kubada cagta ee Arsenal hadana katirsan Naadiga Rosenborg, Nicklas Bendtner, ayaa lagu xukumay 50-maalmood oo xabsi ah iyo ganaax lacageed. Nicklas Bendtner, ayaa lagu helay dambi ah in uu daanka feer uga jabiyay Taksiile kadib markii uu dhax maray muran, waxaana muranka labada nin sababay in gacmaha iskula tagaan. Ciyaaryahanka ayaa qirtay … Continue reading Ciyaaryahan Caan ah oo xukun lagu riday kadib markii uu Daanka feer uga jabiyay Taksiile